MUUQO
Walaal si aad dadka oga dhax muuqato uma bahnid awooda dheeri ah ee kaliya isticmal siraha qarsoon ee naftada waan Todobada qodob ee guusha lagu gaadho.
1.Dadaal
2.Dulqaad
3.Dabeecad wanaagsan
4.Dabacsannaan
5.Daacadnimo
6.Deeqsinimo
7.Dad lasocod
Hadii aad ku si darto taladaan kale oo ah in aad in aad wax aqriso waxaan noo laan doontaa ilaa 3 Qarni
1. Qarnigii tagay
2. Qaeniga hada la joogo
3. Qarniga soo socdo
Isku day in aad noqoto qof dunida hormartay ugu taga wax la taaban kara oo ku dhax nool qaloobtada. hadii aan tusaale wadankeen kaa siiyo maalmo ka hor waxaa la xusaaya 15 May oo ah maalin lagu asteeyay maalintii dhalinyarada oo maaliyeed maxaa loo siiya 13 dhaalinyaro ah ayaa sameeysay Somali Yuoth Club ( SYC) oo markii dambe isu badalay Somali Youth league (SYL) oo ahaa urur dhalinyaro oo u xuub siibtay mid siyaasi
Subax wanagsan
21.05.2024
Ahmed Omar
Comments
Post a Comment