Waqtiga


 Wakhtigu waa hantida ugu wayn ee aad haysato inta aad noloshahay hadii aad uga faa’iidaysto khayrna waxaad ku guulaysan doontaa labada nololba aduun iyo Aakhiri.


Waqtigu wuxuu go’aamiyaa qofka aad la kulmeyso Nolosha. 


Qalbigaagu wuxuu go’aamiyaa qofka aad rabto Nolosha. 


Laakiin dabeecada iyo dhaqankaagu waxay go’aamiyaan qofka kula joogaya Noloshaada


Markaad qof aaminto, waxaad helaysaa laba shay midkood: wehel nololeed, ama cashar nololeed


Chuma kariin 

24.05.2024

AJ

Comments

Popular posts from this blog

Maku mahdisaa halka aad nolosha ka joogto?

WAA MAXAY SABAR

WAX AAD KU FAKARTO WAA HESHAA