WAX AAD KU FAKARTO WAA HESHAA

 



Asalka guushu waa hab fikirka togan 

Waana sababta mar walbo noola dhaho wanaajiya malaha aat karajeyneysaan allah swt .


Kawaran markaat naftaada aamintay inaadan shey qaban karin ama aadan kufiicneen sheygaas amaba aadan heli karin 


Waxaa jirto qaacido dhaheyso hadaad kufakirto in aat guuleysaneyso 

Waa sax waat guuleysaneysaa .

Hadaad kufakirto inaat guul-dareysaneysana waa sax waat guul dareysaneysaa 

Sidaa darteed dhibka kuheesto oo dhami waa mid aat sababtiisa leedahay maxaa yeelay waxyaabaha aat kacabaneyso

Waa waxyaabo aat aamintay inaadan kabaxeynin  

يقول الله تعالى في الحدث القدس " أَنَا عِنْدَ ظَنِّ عَبْدِي بِي،


Hadaad rabtaan guul aakhiro iyo mid aduunyaba wanaajiya habfikirka gudihiina.


Subax wanagsan

Comments

Popular posts from this blog

Maku mahdisaa halka aad nolosha ka joogto?

WAA MAXAY SABAR